Gabirtan Soomaaliyed Ayaa Tusaale Nooga Filan
waxan Ahaaye Gabir Shukaansi Bada Waqtiyada Qaar Kooda Waxan Kuhadli Jirey Mobaylka Ilaa 5 Sacadood Waqti Badan Ayaan Shukaansiga Kuqaadan Jirey UGA Dambeen Waxan Kadhaxley Madax Xanoon Fara Badan Hordideeyda Oo Yaraato Sidoo Kale Inaan Seexan Karin Ilaa Aan Kala Hadlo wiilkan Aan Shukaansan Jirey Markaan Cabaar Lahadlo Ayaa Niyada Iidhisimeysay Waxa Lagayaaba Markaas Inay Hordada Igaimaado Laakin Inta Kahoreysa Soomaa Fikir Igma Dhamaado Taasna Waxey Cadeynaysa Shukaansiga Faraha Badan Inuulayahay Dhib Badantahay
0 Comments