Qiso Layaab Leh ! Oolagayaabo Inay Adigu Kugadhacdo Oona Kugadhici Karto
Qisidaan
waxey Kudhacday Wiili Soomaali Ah wiilkan Soomaaliga waxa Looga Sheekenjirey Taraantiisa Hooyadiisa Inaysan Joogin Oo Aydhimatay isagooyer wxana Sookorsiday wiilkan Eedooyinkis Oo Aabihis Ladhashteen Wiilki Waa Uuweenaday Waxauu Shhaqa Uaaday wadanka Mareykanka Wiilki wuusooshaqestay Wxuna Usoolaabaty Wadinkiisa waxuuna uimaaday Unuu Aroos Galo Arooskiisa Ayaa Wxaloogayeeray Shaqaalo Siay Ugashaqeeyan Arooskaada Shaqalaada Arooska Loogayeeray Waxaaba Kamid Ah Hooyadiisa Isaga Dhasahey Hooyada Ayaa Hori Reerkan Ay Arooska Dhiginayaan Oo Gabidha Dhalay Ay Hoori Ilma Usoodhashey Saas Awgeed Ugayeeray Sey Ugashaqaysato Arooskan Mmadaama At Aheet Hooya Iska Danyar Ah Hooyadii Waxa Lashaqeynayay Naag Kale Oo Arintan Kor Kalasoctay Aqoon Uleh Waxay Usheekatay Wilka Arooska Galayo Inay Ayida Dhasay Oo Uuyahay Wiilkeeda Hooyadii Marki Arintan Loosheegay Oo Shaqadi Aydhamaysay Oolarabay Inay Baxdo Maadaama Lacagtayda Lasiyay Ayeey Halmar Kali Ah Waxay Dhahday Wiilki wiilkaygoow Kaali Halmar Arin Year Ayaan Kuusheegi Raba Arinti Ayeey Usheekatay In ey Isaga Hooya Utahay Balse Wuxu Yiri Hadley Arintaas Run Noqato Aniga iyo Aabaheyga Makalabaxayno Oo wuxubyiri iskabax Aniga Ayaa Gurigaada Kugaimaanaayo Hooyo Marki Hooyadiisa uu utahay Waxa Uukuarkay Hooyadiisa Iyo 7 Caruur Ay Dhasahey ookunool Guri Buush Ah Oocariiri Ah Markaas Ayuu Yiri Hooyo Dhiiga Ayaan iskasoobaarayaa Si Aan Uogaado inaad Adiga Hooyadeyda Saxda Aadtahay Maadaama Hori Ligasheekenjirey Hooyadayda Inay Mar Hore Eey Dhimatey
0 Comments